Kulan ku aadan hormarinta waxbarashda dhalinyarada oo Qardho lagu qabtay.

Kulan si heersare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeybgaleen dhalinyaro gaareysa 60 ayaa lagu qabtay howlka shirarka Hey’adda HADO waxaana looga hadlay sidii ardayda dhameysata Dugsiyada sare ay u siiwadanlahaayeen waxbarashda Jaamacadeed,in dhalinyarada laga wacyigaliyo in aysan waxbarashada isaga tagaan xiliyada ay ku jiraan marxaladaha asaasiga,sidii dhalinyarada loogu abuurilahaa barnaamijyo kor u qaadayo heerka waxbarashda,sida in dhalinyarada loo sameeyo Tartan aqooneed lagu tartamayo aqoonta ay leeyihiin,in loo sheego qataraha ay leedahay hadii lagu biiro Burcadbadeedka,waxaana kulankaani lagu soo qaday in laga hortago dhalinyarada caadeysatay in ay magaalooyinka ka geystaan falal burcad bari ah,in lahelo dhalinyaro badan oo qoon fican u leh Diinta islmaamka islamarkaana la sameeyo xarumo gaar ah oo lagu baro Diinta islaamka si loo helo dhalinyaro dayar oo si weyn u garaneyso arimaha Shareecadda Islaamka,in la buuro kooxo dhalinyaro ah oo ka qeybgalay Barnaamijyada wacyigalinta dhalinyarada oo isugu jira Wiilal iyo Gabdhi,in dhalinyarada la xasuusiyo waxbarashda ay sobarteen in aysan dayin.

 

Wakiilka Horseedmedia Qardho
Abdirahman Max’ed Cali(Black)
Qardho-karkaar-Puntland-Somalia.

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »