Daawo Ciyaartii Xiisaha Badneyd Juventus 1 – 3 Inter Milano (Video)

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa habeenkii xalay dhexmartey labada kooxood ee awooda badan Seria A Talyaaniga Juventus oo ka dhisan magaalada Torino iyo Inter Milano, kooxda Juventus oo waayadan aan dhinacaeeda dhulka la dhigin ayaa habeenkii xalay waxaa quusiyey kooxda Inter Milano kadib markii ay ku garaaceen gurigooda ciyaarta ayaa ku dhamaatey Juventus oo la timid hal gool oo ay dhaliyeen daqiiqadii u horeysey ee ciyaarta halka Inter Mailano ay ka daba geeyeen saddex gool, hoos ka daawo ciyaartaas.

Horseed Media

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »