Tacsi: Dalmar Maxamed Cali Oo Ku Dhintey Dalka Finland

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa saakey subaxnimadii 17/11/2012 ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala magaalada Helsinki ee dalka Finland Dalmar Maxamed Cali, oo ka mid ahaa odoyaasha Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya. Dalmar Maxamed Cali waxa uu ayaamihii u danbeeyey ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaala Finland. Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxaey Marxumka dadka kala ah:

  1. Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
  2. Eng. Abshir Muuse Siciid
  3. Jaamac Cali Jaamac
  4. Gen. Cabdullaahi Siciid Samanatar
  5. Maxamuud Daad
  6. Cumar Khaalid Yusuf Boqor
  7. Cabdulqaadir Ismaaciil
  8. Maxamed Faarax Yare
  9. maxamed Cali Yusuf
  10. Cabdirisaaq Maxamed Cali
  11. Cabdi Faarax (Dhaloweyne)
  12. Col. Siciid Karaama
  13. Ismaaciil Siciid aw-Musse
  14. Muuse Siciid aw-Musse
  15. Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
  16. Sharmarke Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
  17. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed

Waxaan rabbi uga baryeynaa in marxuumka uu ka waraabiyo janadii fardowsa, samir iyo iimna uu dhamaanteen ka wada siiyo, Aaamiin

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »