Nyon, Switzerland: Kooxo culus oo isku aadey wareega 16 ee Champions Leagues

CL-1000Waxaa maanta la soo saarey isku aadka wareega 16 ee kooxaha Yurub ka dhisan ee ku tartamaya horyaalka Champions League, isku aadka oo u dhacay si bakhtiyaanasiib ah ayaa waxaa isku aadey kooxihii ugu cuslaa 16 kooxood kuwaas oo qaarkood ay khasab tahay in ay ku haraan wareegaas.

Ac Milan vs Barcelona
Real Madrid vs Manchester United
Velencia CF vs PSG
Arsenal vs Bayern Munich

Sideedan kooxood waxay ka mid ahaayeen kuwa ugu adag ee 16ka kooxood kuwaas oo nasiibku u siiyey in ay noqdaan lafo geri iyagaa la isku jebshaa.

Cristiano Ronaldo ayaa ku ciyaari doona garoonkiisi hore ee Old Trafford magaalaada Manchester dalka Ingriiska, waxaana daafaca Manchester United ay wel-wel xoogan ka muujinayaan sidii ay u istaajin lahaayeen Ronalndo oo ah weerar daafacu ku wareeraan celintiisa

Kooxaha ayaa isugu aadey sidan:

Galatasaray (TUR) – Schalke (GER)
Celtic (SCO) – Juventus (ITA)
Arsenal (ENG) – Bayern München (GER)
Shakhtar Donetsk (UKR) – Borussia Dortmund (GER)
AC Milan (ITA) – Barcelona (ESP)
Real Madrid (ESP) – Manchester United (ENG)
Valencia (ESP) – PSG (FRA)
Porto (POR) – Málaga (ESP)

Wareega 16 ayaa la ciyaari doonaa bisha Feberaayo 2013

Horseed Media
News Desk

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »