Maanso yar oo ka hadleysa xaaladda Puntland – Daahir Muuse Afduub

waxaa Qorey: Daahir Muuse Afduub

Maalinti Cabdullahi Yusuf (AUN) Bosaaso looga mudaharaaday, dagaalkana lagala hortegay, waxa uu maalintaas safka hore uga jirey abaabulkii looga so horjeeday Cabdulqaadir Shube, waxa uu gubaabinayey dhalinyaradu in aysan aqbalin keli-talisnimo, Saaaxiibkey Cabdulqaadir Shube waxaan arkey oo ruwaayado dhig ku mashquulsan, maanta waxaa ka taagan wax u eg wixii maalintaas taagnaa oo ah xil kororsi iyo dad ka soo horjeeda, marka anoo ku hal-qabsanaya saaxiibkeey Shube ayaan hawada u amrin lahaa maansadan yar ee kooban

Shuboow sheekadan taal
Shalayto weey og sooneeyn
Shan halayga dhigo iyo
Koror sigakan sheeydaan
Sharaf tiyo mid nimadiyo
Shacab inuu ku baa ba’ay
Mantana shaxbaa dhigan
Geenyaa shakaal xiran
Doontuna weey shixnadan tahay
Shacab na weey kusocotaa
Waxlayiri shukuunigu
Inlasheego ma ogola
Nin ragiina shib yiri

Dahir Muuse Afduub
https://www.facebook.com/abuu.hureeyra

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »