Tacsi Marxuum Xaaji ibraahim Xaaji Faarax

Bahda Horseed Media, Salaan diiran ayaan idiin soo gudbinaynaa anagoo ku kalsoon hawsha aad u haysaan ummada.
Tacsi.

Anagoo ah qoyska Reer Beeldaaje Meel kasta oo ay joogaan waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Hagi Farah
Geerida ku timid Marxuum xaaji Ibrahim Haji Farah Alla ha u raxmadee. Geeridu waa xaq qof kastana waa
Dhadhamiyaa, Marxuumku waxuu ahaa nin kheyr badan,afgaaban,had iyo jeerna ku mashquulsanaa
Wanaaga iyo fidinta kheyrka alle. Waxa xusid mudan inuu ka qayb qaatay dhisida masaajidyo badan.
Alla Ha u naxariisto marxuumka janadiina alla ha ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaan.

1- Beeldaaje Jaamac Beeldaaje Xaaji Cabdullahi
2- Mohamed Farah Hagi
3-Habib Hagi abdullahi
4-Mahad hagi abdullahi
5-Dr yasin hagi abdullahi
6-Dr mohamed hagi abdullahi
7-Eng. liban hagi abdullahi
8-Eng abdirsaq hagi abdullahi
9-Jamilo hagi abdullahi
10-Abdirsaq Farah Hagi
11-Dr ahmed Farah hagi
12-Sharmarke Farah hagi
13-Deqo hagi abdullahi
14-Anod hagi abdullahi
15-Eng Hibaq Farah Abdullahi
16-Drs Leila Farah hagi

Iyo dhamaan qoyska reer beeldaaje meelkastoo ay dunida ka joogaan iyagoo marlabaad u rajaynayaa marxuumka
Jano iyo danbi dhaaf amiin. amiin. amiin

Mohamed Farah Hagi
Mohamed.Farah@consultant.com
Entebbe. Uganda

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »