Jaaliyadaha Puntland &Jubbaland ee Minnesotaoo ka tacisyeeyay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Suldaan Muuse-Onkod.

Odayaasha iyo wax-garadka jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee ku dhaqan gobalka Minnesota ayaa iyagoo ka tiiraanyeysan dilkii foosha xumaa ee koox Burcad ah ay u geysteen Suldaan Muuse Faarax Muuse (Muuse-Onkod) bishan aan ku jirno ee Feruary 02dii, 2013, magaalada Boosaaso bartamaheeda, waxayna Marxuumka Alle uga baryayaan inuu naxariistiis janno siiyo ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeiryooday iyo guud ahaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland uu sabaur ka siiyo.

Jaaliyadda ayaa ka codsanaysaa dowladda Puntland iyo dad-weynhaba inay ilaaliyaan nabad-gelyada iyo ammaanka dalka, isla markaasna ka codsanaysa dowladda Puntland iyo shacakaba inay si wada jir ah ugu hawl galaan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa Dhagar-Qabayaasha geystay dilkaas foosha xun.
Magacyada odayaasha iyo wax garadka taxsida diraya:

1-Cabdullaahi Axmed Khayr .
2-Cabdulqaadir Yuusuf Ismaaciil.
3-Muuse Xasan Yuusuf (Galac).
4-Max’ed Nuur Yuusuf.
5-Ismaaciil Xaaji Warsame.
6-Cabdullaahi Cali Barre.
7-Cali Xaaji Muuse,
8-Max’ed Diiriye Qoorad.
9-Xuseen SHiikh.
10-Axmed Shire Cali (Boombolo)
11- Cabdi-Raxmaan Shire (Qaaje).
12-Jaamac Max’ed Nuux
13- Cabdulqaadir Saciid Xirsi.
14-Faarax Yuusuf Cadde.
15-Cali Xaaji Saciid (Cali-DHeere)
16-Muxyidiin Xaaji Saciid.
17-Cbadi –Raxmaan Cusmaan
18- Nuur Saciid Cilmi.
19-Cusmaan Max’ud (Badhaboo)
20- Max’ed Muumin
21-Adan Ismaaciil (Adan-qaylo).
22-Cali Saciid Axmed (Cali-dalays)
23-Muxamed Cali Yuusuf.
24- Muxamed Diiriye SHire.
25-Cabdulqaadir Cali Biligsay.
26-Maxamed Jaamac.
27-Cabdullaahi Xaaji Cali (Jumed).
28-Cabdullaahi Max’ed Max’ud (Jaalo).
29-Ayax Cabdi Dinax.
Alle Ha U Naxariisto Suldaan Muuse Faarax Muuse ,(Muuse-Onkod) “(AAMMIIN”)

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful. If you encounter a comment that is abusive, click the "X" in the upper right corner of the comment box to report spam or abuse. Commenting policy can be found HERE »